“Falkaas lagu beegsanayo dadka ajaanibta ah, ka xukuumad ahaan, waxaanu u aragnaa fal abaabulan”Afhayeenka Xukuumadda JSL
“Falkaas lagu beegsanayo dadka ajaanibta ah, ka xukuumad ahaan, waxaanu u aragnaa fal abaabulan oo lagu dhaawacayo sumcadda iyo xasilloonida JSL.” Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda JSL.




