Xuutiyiinta oo beeniyey war ay horey u shaaaciyeen Sacuudiga

Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqay inaysan wax weerar ah ku qaadin gobolka Madiina maalintii Khamiista.

Hadalkan ayaa yimid wax yar kaddib markii Sacuudi Carabiya ay ku dhawaaqday inay โ€œdhexda ku qabatay oo burburisayโ€ gantaal ku wajahnaa magaalada barakaysan ee Muslimiinta.

Yahya Saree, afhayeenka milatariga Xuutiyiinta, ayaa bartiisa bulshada ee X ku qoray:

โ€œCiidamada qalabka sida ee Yemen waxay xaqiijinayaan inaysan maanta wax hawlgallo ah ka fulin gudaha dhulka Sacuudiga, sheegashooyinka Sacuudiga ee ku saabsan…โ€

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker