Afhayeenka Ilaalada Kacaanka Iran oo Trump ku eedeeyay beenale
Mareykanka ku sheegay in Madaxweyne Donald Trump uu yahay “beenale weyn”, isagoo sidoo kale sheegay in Mareykanku uusan haysan door kale oo aan ka ahayn inuu ka baxo Bariga Dhexe.
Dhanka kale, Trump ayaa beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinta Mareykanka oo sheegayay in maamulkiisu Iran u soo bandhigay fududeyn cunaqabateyn iyo in loo oggolaado inay hesho qaar ka mid ah lacagihii ay dibadda ku xayirnaayeen




