๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ค๐š ๐’๐ฎ๐ ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐‹๐š-๐‰๐š๐š๐ง๐ช๐š๐š๐๐๐จ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐ง๐๐š๐ช๐š๐๐๐š ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ๐š ๐–๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ช๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐š๐ง ๐“๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐จ๐Ÿ ๐š๐ฒ ๐—๐ข๐๐ก๐จ, ๐๐จ๐Ÿ ๐š๐ฒ ๐’๐ข๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐Ÿ ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐›๐š๐ ๐š๐ฌ๐ก๐จ.

Gobolka Bariga Dhexe, Badda Cas iyo Geeska Afrika waxa ka socda isbeddello si xawli ah u dhacaya oo la xidhiidha dhinacyada ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š, ๐๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š, ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š, ๐ฃ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ซ๐š๐š๐Ÿ๐ข-๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฐ๐š๐๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ฒ๐š. Gaar ahaan labada marrin-biyood ee ๐‡๐ฎ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ณ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐›-๐€๐ฅ๐ฆ๐š๐ง๐๐ž๐› oo xiisadda ka taagani ay keentay inay kor u kacaan qiimaha dhamaan badeecadaha ay Somaliland dibadda kala soo degto gaar ahaan shidaalka iyo quutal-daruuriga oo si toos ah u taabanaya bulshada danyarta ah iyo ganacsatada yaryar.
Haddaba halkii xukuumaddu ay la iman lahayd aragti iyo qorshe ku wajahan arrimaha gobolka ka dhacaya oo ay ka shaqayn lahayd in ay bulshada wacyi-galiso kuna hogaamiso in qaab midaysan Qaranka ula tacaallo xaaladahan.
Waxa ay taa bedelkeeda Xukuumadda Waddani ku mashquulsan tahay oo awooddeeda isugu gaysay cabudhinta bulshada, xidhiga haldoorka sida abwaannada iyo saxaafiyiinta, dabagalka cid kasta oo dhaliisha xukuumadda iyo in lagu qasbo dhalinyarta Baraha Bulshada ka hadasha in ay bixiyaan raali-gelin aan xaq loogu lahayn.
Habdhaqanka noocan ahi waxa uu keenay in warbaahintu si maalinle ah ay u tebiso cabashooyin ka imanaya danyarta iyo ganacsatada yaryar oo la daalaa-dhacaya culays dhaqaale oo haystaa sida sicir-barar, sarif-barar, iyo maciishadda oo kordhaysa si maalin le ah.
๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ฆ๐š ๐œ๐š๐›๐›๐ข๐ซ๐จ ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ž๐ž ๐š๐ฒ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐ฎ, ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ž๐ž ๐ฑ๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ช๐š๐š๐๐š๐ฒ , ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ž๐ž ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐๐ก๐š๐ฒ ๐‚๐ˆ๐ƒ-๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฌ๐ข๐ข ๐๐š๐š๐ฒ๐ž๐ฒ, ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ฎฬ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ข๐ข๐ง๐ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐จ๐จ ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐š ๐–๐š๐๐๐š๐ง๐ข ๐จ๐จ ๐š๐ซ๐ค๐š๐ง ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ช๐๐ข๐ง ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐š๐ง.
Madaxda Waddani halka ii ay samayn lahaayeen saadaal iyo odorrosid una diyaar garoobi lahayeen xaaladaha adduunka ka socda waxa kala weyn oo ay mudnaanta siiyaan aamusiinta cid kasta oo dhaliisha ama wax ka sheegta oo ah xaq dastuuri ah oo Dastuurku damaanad qaaday.
Xukuumaddu haddi ay si degdeg ah u bedeli waydo qaabka ay ay imika u dhaqmayso oo ay awoodda saari waydo culaysada dhaqaale ee ka dhalan kara isbedelka xawliga ah ee gobolka ka socda waxa iman doona xaalado dhaqan-dhaqaale oo xallintooda adkaan doonto.
๐’๐จ๐ฐ ๐Š๐š๐š๐Ÿ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐š๐ฅ๐š-๐๐ก๐ž๐ž๐ซ๐ข ๐ฆ๐š๐š๐ก๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker