Taliye cusub oo loo magacaabay Ilaalada Kacaanka Iiraan

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ee loo yaqaan (IRGC) ayaa taliye cusub u magacaabay Axmad Vahidi.

Taliyihii hore. Jeneral Mohammad Pakpour, ayaa lagu dilay weerarradii wadajirka ahaa ee Israa’iil iyo Mareykanka ay ku qaadeen Iran Sabtidii.

IRGC waa cudud ciidan, siyaasad iyo dhaqaale, waana ciidan ka duwan ciidanka caadiga ah ee Iiraan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker