Safiirka Cusub ee Somaliland u Fadhiyaya Israel oo la Magacabay .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud in uu ahaado Safiir buuxa oo idman (Extraordinary and Plenipotentiary) oo Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dawladda Israa’iil .
Safiirkan ayaa leh dhammaan haybadda, awoodaha, xuquuqaha iyo waajibaadka ku xusan xilkaas, si waafaqsan Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, xeerarka dalka u yaalla, iyo qawaaniinta caalamiga ah ee diblomaasiyadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker