” hadalka Wasiirka ee Madaxdhaqameed Gobolada galbeedku dhibsadeen waa in la dhameyaa ” Cabdinasir Buuni
“Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha JSL Mudane Cabdalle Maxamed Carab maalmo badan ayaa taladiisa reer Awdal mahadiyeen waxa uu qaatay go’aan adag isago oo jooga magaalada saylac ayuu ku dhawaaqay inaan lagu qaban karrin buuga xeer ciise magaalada saylac. Waxa dhibaato ahna may dhicin isagoo waliba jooga halkii buuga lagu qabanayay.
Hadaba hadalka Wasiirka ee Madaxdhaqameed Gobolada galbeedku dhibsadeen waa in la dhameyaa shaqada ayaa iska leh isku dhaca balse Wasiir Cabdalle waxa loo hayaa maalmo badan oo taladiisa reer Awdal u riyaaqeen” Wasiir hore C/naasir Buuni




