Madaxweyne Cirro ayaa kulan degdeg ah isugu yeedhay golihiisa wasiirrada

Madaxweyne Cirro ayaa kulan degdeg ah isugu yeedhay golihiisa wasiirrada maanta oo jimce fasax ah .

Kulanka ayaa dhacaya bacda makhrib sida lagu wargeliyay golaha wasiiradda.
Weli ma cadda ujeedda rasmiga ah ee golaha wasiirrada loogu yeedhay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker