Paul Piya oo markii sideedaad ku guuleystay madaxweynenimada Cameroon
Golaha dastuurka ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Paul Biya, oo 92 jir ah, uu ku guulaysto markii sideedaad xilka madaxweynenimada waddanka Camaroon.
Markii ugu horeysay ee uu xukunka qabtay waxay ahayd 1982, natiijadu waxay ka dhigan tahay inuu hadda maamuli karo ilaa 2032.




