Ceerigaabo Iyo Gogosha Nabada

Degmadda Ceerigaabo waxa wali ka socda dadaalada loogu jiro dhamaystirka gogosha nabadda ee madaxweynaha qaranka Somaliland ku baaqay.

kulamo maalmahan u socday ayaa mid kamid ah beeluhu ka soo saareen guddi ka kooban 71 xubnood oo noqon doona ergada rasmiga ah ee ka qayb geli doonta shirka nabadda nabadda ee degmada Ceerigaabo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker