Ciidanka Dabdamiska oo Xashiishad Tiro badan ka Soo saaray Guri Jiingada oo dab qabsaday.
Ciidanka Dabdamiska iyo Samatabixinta Somaliland ayaa maanta xaafada Qunyar dega ee dagmada 26 june, guri sandaqad ah oo gubtay Ciidanka Dabdemisku ka heleen xashiishad aad u tiro badan oo gaadhaysa 53 Bacood oo u dhiganta 530 Mijood una dhiganta guud ahaan 37,100 Xabbo. Ciidanka ayaa u yeedhay kuna ku wareejiyay Saldhiga Aadan Shiine.
Ciidanka ayaa damiyay dabkii Guriga Qabsaday, waxaana baadhista la wareegay Ciidanka Booliska.




