Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Ukrine oo la’ toogtay

Xildhibaan reer Ukraine ah ayaa lagu toogtay magaalada Lviv ee galbeedka dalka Ukraine, Andrii Paruby wuxuu horey u ahaa guddoomiyaha baarlamaanka Kyiv.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa ku tilmaamay dilkaas “mid si xun udhacay” wuxuuna ballan qaaday in baaritaan la sameyn doono. Faahfaahin dheeraad ah lama hayo.

Mr. Paruby wuxuu caan ku noqday mudaaharaadyadii Maidan ee sababay in xilka laga tuuro madaxweynihii taageersanaa Ruushka, Viktor Yanukovych, horraantii sannadkii 2014.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker