“Waxaan amar ku siinaya Wasiirka Waxbarashada iyo Badhasaabadda Dalka in aanay mar dambe soo saarin ardayda si ay ii soo dhaweeyaan.” Madaxweyne Cirro
Madaxweynaha Somaliland oo ku guda jira safar uu ku marayo Gobolada Bari ee Somaliland ayaa sheegay inuu amar ku bixiyay Inaan Ardayda Laga Soo saarin dugsiyada Si ay u soo dhaweeyaan .
“Waxaan amar ku siinaya Wasiirka Waxbarashada iyo Badhasaabadda Dalka in aanay mar dambe soo saarin ardayda si ay ii soo dhaweeyaan.”
— Madaxweyne Cirro




