Trump oo la kulmaya Putin ayadoo dagaalka Ruushka iyo Ukraine uu sii socdo

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku sii wajahan shir si weyn loo wada sugayo oo ka dhici doona Alaska, kaas oo looga hadlayo dagaalka Ukraine.

Aqalka Cad ayaa sheegay in Trump uu isku dayi doono dhammaan fursadaha suurtagalka ah si loo soo afjaro dagaalka,

Shirkan ayaa noqonaya kulankoodii ugu horreeyay ee fool ka fool ah muddo lix sano ah. Balse, Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo marar badan codsaday inuu qeyb ka noqdo ayaa si ku talagal ah looga reebay wada-hadallada, isagoo ka digay in go’aannada lagu gaaro isaga oo maqan aysan micno samayn doonin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker