Shir Madaxtooyada Uga Socda Madaxweynaha iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta
Madaxweynaha JSL Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa shir deg deg Qasriga Madaxtooyada ugu yeedhay Madaxda ugu sareysa Shirkadaha Isgaadhsiinta ee sameeyey korodhka qiimaha Internet-ka
Kulanka madaxweynaha waxaa ku wehelinaaya xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirada .




