Maydka la nooga keenay UK ma aha wiilkeennii

Qoyska nin ka mid ah dadkii ku dhintay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalka Hindiya ayaa sheegay in mayd looga keenay dalka Ingiriiska aanu ahayn wiilkoodii.

Mitel Patel oo sidoo kale shilkaasi ku wayday aabbaheed aaa sheegtay in ay ku noqotay arrin layaab leh markii ay dhacdadan la kulantay.

The Daily Mail aya aku warramaysa in maydad qaldan loo diray qaar ka mid ah qoysaska ay baxeen dadkii ku dhintay shilkii diyaaradeen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker