Nin Laba Qof Ku Toogtay Badhtamaha Suuqa Hargeysa.
Suuqa Wayn Ee Hargeisa Gaar Ahaan Istaanka Basaska Cabaaye Nin Ilaa Hada aan La garan Haybtiisa ayaa ku toogtay laba Wiil Oo Dhalin.Yaro ah, Waxaana Goobta Soo Gaadhay Ciidamada Amaanka Iyagoona Halkaasi Ka Qaaday Labadii Mayd..




