Midowga Yurub oo cunaqabateyno hor leh ku soo rogay Ruushka

Midowga Yurub ayaa ogolaaday cunuqabateyno hor leh oo ka dhan ah Ruushka sababao la xiriira dagaalka uu kula jiro Ukraine.

Cunqabateynadan cusub ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsanaya qeybaha dhaqaalaha iyo tamarta ee dalka Ruushka.

Madaxweynaha Midowga Yurub, Ursula von der Leyen, ayaa sheegay in Midowga uu si gaar ah isha ugu hayay xudunta dagaalka Ruushka.

Wasiirka arrimaha dibedda Faraansiiska, Jean Noel Barrot ayaa sheegay in Moscow ay ku qasbi doonaan xabad joojin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker