Duqa degmada Gabiley ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay safiirka Somaliland ee Dalka Kenya.

 

Duqa Degmada Gabiley, Mudane Cabdirashiid Haybe Faarax (Daacad), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Kenya, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar Iyo Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Maayarka waxaa kulankaasi ku wehelinayay Xildhibaan Khalid Maxamed Hoori iyo Xildhibaan Mursal Maxamed Jaamac, oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker