Cisbitaalkii kali ahaa ee shaqaynayay Qaza oo joojiyay dhaawacyada la gaynayay
Cisbitaalkii ugu weynaa ee u dambeeyay ee ka shaqaynayay Qaza ayaa joojiyay in la geeyo dhaawacyada, sababtuna ay tahay weerarada sii socda ee Israa’iil ay ku hayso aaga ka agdhow.
Shaqaalaha cisbitaalka caafimaadka Nasser ee Khan Younis ayaa sheegay nidaamka taageerada nolosha ay ay u xirmayaan shidaal la’aan.




