Zelensky oo cambaareeyay duqaymihii ugu xooganaa ee Ruushku la beegsaday Kyiv

Madaxweynaha Zelensky ayaa cambaareeyay Ruushka, ka dib markii ay ku beegsatay Ukraine weeraradii ugu balaarnaa, isaga oo codsaday cunaqabatayno kale oo lagu soo rogo Moscow si ay u joojiso burburinta.

Ukraine ayaa sheegtay Ruushka inay tuurtay 550 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaalo. Caasimada, Kyiv ayaa ah meesha ugu daran ee ay saamaysay dhismayaasha deegaanka ah, iskuulada iyo gaadiidka tareenada.

Saraakiisha ayaa sheegay ugu yaraan 23 qof la dhaawacay. Ruushka ayaa dhankooda sheegay inay duqeeyeen warshadaha diyaaradaha aan duuliyaha lahayn kaabayaasha milatariga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker