Israaiil ayaa markale ku amartay bulshada Falastiin in ay ka guuraan qayb ka mid ah waqooyiga Qasa

Xukuumada Israaiil ayaa markale ku amartay shacabka Falastiinta in ay ka guuraan qayb ka mid ah waqooyiga Qasa iyagoo tagi doona koonfurta Qasa gaar ahaan deegaanka Almawaasi.

Hase yeeshee ciidamada Israaiil oo xoojiyey duqaynta ay ku hayeen goobo kale duwan oo ku yaala Qasa ayaa afar iyo labaatankii saacadood ee u dambeeyay ku dilay lix iyo sideetan qof kuwaas oo au ka mid yihiin dumar iyo caruur aan waxba galabsan.

Dhinaca kale Madaxwaynaha Maraykanka Mr, Doonaal Taraam ayaa sheegay in Raisal Wasaaraha Israaiil Mr, Nataanyahu ku hawlan yahay qorshe wado hadal xabada lagu joojin karo oo dhex marta Xamaas ,Isla markaana xoriyadooda loo soo celinayo Dadka Yahuuda ah ee u qafaalan Xamaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker