“Arrintii Allaybaday waxaan ku ganaaxay Taliyihii qaybta oo shaqadii lagaga joojiyey ilaa heer la bedelayba,
“Arrintii Allaybaday waxaan ku ganaaxay Taliyihii qaybta oo shaqadii lagaga joojiyey ilaa heer la bedelayba,
Gobolku waa Nabad-gelyo Dadka reer Alleybaday waa dadkayagii oo aan u jeclahay waliba, Markii laysoo magacaabay labaddii degmo ee aan ugu hor tagay waxay ahaayeen Alleybaday iyo Aggabar,
Waxaa jirtay in aan Madaxweynaha u tagay oo aan ka codsaday Dhakhtar ay Allaybaday yeelato iyo Waddo,
Dadkayga Allaybaday waa dadkaan sidaa u jecelahay,
Waxaa dhacday Arrin yar oo qalad dhacay ah in Taliyihii qaybtu uu Amar bixiyey in Katiinad lagu xidho Guddoomihii degmadda Markiiba waxaan Amray in laga furo”
Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Cabdi Bookh