Jaamacadda caanka ah ee Oxford oo shahaado sharafeed gudoonsiisay Mo Farah

Mo Farah oo afar jeer ku guuleystay Olombikada Adduunka ayaa shahaado sharaf ka qaatay Jaamacadda Oxford.

Weriyaha BBC-da ee Clive Myrie iyo baahinta Lord Melvyn Bragg ayaa ka mid ahaa dadkii kale ee la guddoonsiiyay ka qaybgalka xafladda Encaenia ee jaamacadda caanka ah ee qarniyada jirtay.

Dadka kale ee shahaado sharafta qaatay waxaa ka mid ahaa khabiir taariikhda ah oo u dhashay dalka Ukraine Prof Serhii Plokhii, qoraa Irish ah Prof Colm Tóibín iyo khabiirka cilmiga noolaha ee Jarmalka Prof Erwin Neher.

Raiisel wasaarihii hore ee New Zealand, Jacinda Ardern, ayaa sidoo kale lagu waday in ay hesho shahaado sharaf – laakiin uma suurta galin in ay ka soo qeyb gasho xaflada Arbacadii.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker