Madaxwayne ku xigeenka JSL oo ka qayb galay munaasibada wareejinta guryo ay Dawladda Imaaraadku ugu deeqday Somaliland
Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo xubno ka mid ah golaha wasiiradda ayaa magaaladda Berbera kaga qayb galay, munaasibada wareejinta guryo oo dawladda Imaaraadku ugu deeqday Somaliland.
dawladda Imaaraadka Carabka oo saaxiib dhaw la ah Somaliland ayaa, maalgashiyo kala duwan ka fulisay dalka gudihiisa ayaa ku wareejisay dawladda Somaliland 300 oo guri.