Maalmaha soo socda waxay noqon doonaan kuwo adag’ ” Madaxweynaha Israa’iil

Madaxweynaha Israa’iil ayaa hadda uun soo saaray war-saxaafadeed, isagoo weerarka Donald Trump ee Iiraan ku timaamay “mid taariikhi ah”.

Isaac Herzog ayaa sheegay in erayada Trump ay muujinayaan “isbahaysiga qotada dheer ee dhiirranaanta leh” ee ka dhaxeeya Israa’iil iyo Mareykanka.

Balse wuxuu sidoo kale ka digay in “ololaha uusan weli dhammaan”, isagoo intaa raaciyay “in maalmaha soo socda ay noqon doonaan kuwo xasaasi ah, isku dhafan, oo caqabado leh”, wuxuuna dadka Israa’iil ku boorriyay inay raacaan tilmaamaha naf-badbaadinta ee saraakiisha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker