Sawiro: Waxyeelada weerarada Iiraan ay ku qaaday Israa’iil

Sida aan horeba u tebinnay, Israa’iil iyo Iiraan ayaa xalay is dhaafsaday duqeymo.

Waxaa mar kale la duqeeyay magaalada Beersheba ee koonfurta Israa’il ka dib duqeyntii shalay, taas oo ay ku dhaawacmeen in ka badan 70 qof, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Israa’iil.

Haatanna, shan qof ayay Israa’iil sheegtay inay ku dhaawacmeen duqeymihii Iiraan ee xalay isla markaana lagu dabiibayo isbitaalka.

Sawiradan hoose ayaa muujinaya burburka soo gaaray guryo ay dad degenaayeen oo ku yaala Israa’iil.

.
.
.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker