Cabdi Ingiriis: Murrashax Golaha Wakiillada ee gobolka Saaxil.
Cabdiraxmaan Maxamuud Axmed (Cabdi Ingiriis) oo ka mid ahaa dhallinyaraddii wax ku bartay , kuna kacaamay magaalada Berbera ayaa ah Murrashax u taagan doorashada Golaha Wakiillada. Waxaanu ka sharraxan-yahay gobolka Saaxil.