Qaraxyo culus oo laga maqlay Qudus iyo Telaviv

Qaraxyo culus iyo dhowr bambooyin ayaa laga maqlayaa Qudus.

Daqiiqado yar ka hor Iiran waxay gantallo hor leh ku garaacday Israa’iil, sida ay sheegtay waaxda difaaca Israa’iil.

Seeriga digniinta ayaa sidoo kale laga maqlayaa guud ahaan Israa’iil.

Daqiiqado yar ka hor Iiran waxay gantallo hor leh ku garaacday Israa’iil, sida ay sheegtay waaxda difaaca Israa’iil

Hal qof ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay bartamaha Israa’iil

Halkan ayaan faahfaahinta khasaaraha weerarkaas idinkugu soo gudbin doonaa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker