” Xasan khasaarow, dillaac ama maryaha tuur Somaliland waa la aqoonsanayaa..” Faysal Cali Waraabe

Eng Fayasal Cali Waraabe ayaa Bartisa X kaga jawaabay hadal ka soo jeeday Madaxweynaha Soomaliya waxaanu Faysal ku bilaabay sidan

Xasan khasaarow, dillaac ama maryaha tuur Somaliland waa la aqoonsanayaa

Bal eega Xasan Sheekh nacasnimadiisa waxa uu ku hadlayo. Dalka Soomaaliya ee uu sheegto inuu xukumo 34 sanno ayey nidaam dawladnimo ku samaysan kari waayeen. Wax awood iyo talo ah toona kuma laha maamul-goboleedyada Kismaayo, Garoowe, Baydhabo iyo Hiiraan. Xarunta Xalane ee diblomaasiyiinta caalamku ka deggan yihiin Xamar ma galin karo.

Intaas oo fashil iyo foolxumo ah waxa uu ku darsaday been-sheegis qaawan, musuqmaasuq iyo qabyaalad tii ugu hoosaysay oo ah xukun qoys (Family rule). Aduunkii idin ogaa oo idin Naac

Sidaa darteed, waxaan leeyahay Xasan khasaarow, dillaac ama waalo oo maryaha tuur waa la aqoonsanayaa Jamhuuriyadda Geeska Afrika, ( Republic Somaliland). adiga iyo cid kale oo joojin kartaana ma jirto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker