Khasaaraha weerarka Iiraan ee magaalada Haifa
Dhowr qof ayaa ku dhaawacmay magaalada dekedda leh ee Haifa oo 90km u jirta Tel Aviv, ka dib duqeymihii ugu dambeeyay ee Iiraan, sida ay sheegtay warbaahinta Israa’iil ee Kan.
Waxa ay intaa ku dartay in goobta uu dab ka kacay.
Adeegyada deg-degga ah ayaa sheegay in loo gurmanayo “dhowr goobood” ka dib rabshadihii ugu dambeeyay ee Iiraan