Shacabka Israa’iil ayaa lagu amray inay ku laabtaan meelaha gabbaadka ah

Ciidanka Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa shacabka ku amray inay galaan meelaha gabbaadka ah kuna sugnaadaan ilaa amar dambe.

Waxay sheegeen in nidaamyadooda difaacu ay hadda shaqeynayaan si ay u qabtaan gantaallada laga soo riday Iran.

“Wax yar kahor, IDF waxay ogaatay gantaallo laga soo tuuray Iran oo kusoo jeeda dhulka Dowladda Israa’iil,” ayaa lagu yidhi war-saxaafadeedka.

“Ka bixidda meelaha gabbaadka ah waxaa la oggol yahay oo keliya marka si cad laysu fasaxo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker