Sawirro: Magaalo u dhow Tel Aviv oo la beegsaday iyo dad dhaawacmay oo la daadgureeya
Haweeneydan dhaawacantay oo kursiga naafada saaran ayaa waxaa khasab noqotay in ay daad gureeyaan dhakhaatiirta gargaarka.
Kuwa si daran u dhaawacmay waxaa loo qaaday isbitaalka.

Askarta Israa’iil iyo gurmadka degdegga ah ayaa raadinaaya dad badbaaday iyaggoo sidoo kale qiimaynaya khasaare gaaray dhisme uu ku dhacay gantaal Iiraan leedahay oo ku yaalla magaalada Ramat Gan, oo dhanka bari ka xigta Tel Aviv.

