Madaxweynaha Kenya oo Dab qabadsiiyey Hub la sheegay in ay sharcidaro yihiin.

William Ruto oo maanta Dab qabadsiiyey Hub la sheegay in ay sharcidaro yihiin.

“Waxaan joognaa Akadeemiyada Hogaanka Booliiska Qaranka ee Ngong’, Degmada Kajiado, si aan u burburinno hub sharci darro ah.

Burburinta in ka badan 6,000 oo hub sharci darro ah – oo la soo qabtay intii u dhaxaysay 2022 ilaa 2025 – waxay muujinaysaa sida aan diiradda u saarnay la dagaallanka amni darrada iyo rabshadaha bulshadeena ka dhex jira.

Waxaan sidoo kale ballanqaadaynaa in aan difaaci doonno shacabka Kenyan-ka ah oo aan ka ilaalin doono askarta booliiska ee khiyaanada ku jira. Cidda dambiga ku jirta ee xiran direyska booliiska waa in la marsiiyaa sharciga”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker