Qaramada Midoobey oo dunida ku boorrisey in la sii wado gargaarka Qasa

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan dhowrista xaquuqda aadanaha dhulalka la haysto ee falastiin, Francesca Albanese, ayaa ku boorrisey kooxaha doonleyda ah ee u halgamaya jabinta cuneqabateynta Israaโ€™iil ay ku hayso Qasa in ay sii wadaan dadaalkooda.

“Ayadoo la dalbanayo in doonta Madleen si degdeg ah loo sii daayo, haddana waxaa loo baahan yahay in la sii wado gurmadka lagu tiigsanayo dadka tabaaleysan. Deked kasta oo ku taal badda Mediterranean-ku waa in ay dirtaa doomo la isku garab taagayo Qasa, haddii ay garbo siman u shiraacdaan lama joojin karoโ€ ayey ku tiri Albanese hadal kooban oo ay ku qortay barta X.

Wakiilka Wakiilka Gaarka ah ee QM waxay sidoo kale dowladda UK ugu baaqday in ay sharraxaad โ€œdegdeg ah ka dalbato Israaโ€™iil islamarkaana ay xaqiijiso sii deynta doonnida iyo dadka saranโ€.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker