Dowladda Falastiin oo ku baaqday in la dhowro miigganeyaasha doonta gargaarka la socda

Wasaaradda Arrimaha Dibedda falastiin ee fadhigeedu yahay Daanta Galbeed ee wabiga Urdun ee Israaโ€™iil haysto ayaa ku baaqay in la dhowro dadka u dhaqdhaqaaqa xaquuda aadanaha ee la socda doonida Madleen.

War lagu daabacay barta X ayey wasaaraddu ku bogaadisey isgarab-taagga Gaashaanbuurta Doonleyda Isku-bahaystay Xorriyadda, ku waas oo ciidammada Israaโ€™iil ay ka hor-istaageen in ay sahay gargaar ah gaarsiiyaan marinka Qaza ee goโ€™doonka ku jira

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker