Madaxweyne ku-xigeenka JSL ayaa Munaasibadda Ciidul Adxa awgeed wakhti la qaatay qaar ka mid dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa,
Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Munaasibadda Ciidul Adxa awgeed wakhti la qaatay qaar ka mid dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa, kuwaas oo uu ku booqday Hoteellada Caasimadda .
Goobaha uu booqday Madaxweyne ku-xigeenku ayaa shacabku ay si weyn ugu soo dhaweeyeen.