Dalka Talyaaniga waxa maanta ilaa Barri ka soconaysa Afti codbixineed oo lagu fududeynayo sharciyadda jinsiyadda Dalkaasi.

Dalka Talyaaniga waxa maanta ilaa Barri ka soconaysa Afti codbixineed oo lagu fududeynayo sharciyadda jinsiyadda Dalkaasi, iyadoo dalkaasi ay ku nool yihiin ilaa laba Milyan iyo shan Boqol kun oo qof kuwaasoo u baahan in ay qaataan dhalashada Talyaaniga.

Codbixinta Aftida Dadweynaha Dalkaasi waxa aad ugu ololeynaya Hay’addaha xuquuqda Aadamaha u dooda iyo Maxkamadda Talyaaniga oo doonaya in ay la jaanqaadaan Xeerarka dhinaca socdaalka ee u yaala Midowga Yurub, kaasi oo siiya Jinsiyadda dhalashada haddii Qofku uu degan yahay shan sanno oo aannu wax dembi ah gelin.

Hase-ahaatee, Raโ€™iisal Wasaraha Talyaaniga Gabadha lagu magacaabo Joorjina Melooni ayaa cadeysay in ay ka soo horjeedo sharciga dhalashada lagu siinaayo Dadka Ajanibka ah ee degan Talyaaniga, iyadoo sheegatay in aanay dhiibaneyn codkooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker