Dil Lagu Fuliyaay Laba Gacan ku dhiigle
Dil qisaas ah ayaa saaka lagu fuliyaay labo gacan ku dhiigle oo kala ah Saalax Isaaq iyo Maxamuud Cali Nuur kuwasi oo hore Dil ugu gaystay Allah ha u naxariiste Gaashanle Cabdi Cali Nuur iyo Buux Mawliid Ismaaciil oo ka tirsana Ciidanka Nabad-galyada Wadooyinka ee Magaalada Gabiley.
Maxkamadaha ciidanka ee darajooyinka kala Duwan ayaa hore labadan gacan-ku dhiigle dil toogasho ah uguso xukumay halka uu Madaxweynaha Somalilnd-na dhankiisa qalinka ku duugay maalintii shalay fulinta qisaasta laga Oofinayo labada gacan ku dhiigle