Madaxweyne Trump oo iibinaya Dhalashada Maraykanka

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa shaaciyey qorshe dadka lacagta haystaa ay ku noqon karaan Muwaadiniin Maraykanka ah oo qaata dhalashada dalkaas.
Qorshahan cusub oo lagu bixinayo Fiisaha Kaadhka cagaaran ee dahabka ah ayaa dhigaya in maalqabeennadu ay bixiyaan 5 Million Dollar ka dibna ay Maraykanka ku noolaan karaan, kana shaqaysan karaan, lana siiyo dhalashada dalkaas.
Trump ayaa qorshahan uga dan leh in lagu helo dhaqaale aad u badan iyo weliba in uu ku soo jiito dadka hantiileyaasha ah ee doonaya in ay dalkaas ku noolaadaan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker