Taliyihii guud ee Ciidanka ilaa ladda Xeebaha Somaliland oo go,aan saday inuu iska casilo xilka

Taliyihii guud ee Ciidanka ilaa ladda Xeebaha Somaliland Sareeye Guuto Admiral Ahmed Hurre Haariye ayaa haatan go,aan saday inuu iska casilo xilkaas sida ay ii xaqiiji yeen ila wareed-yo lagu kal soo naan karo.

waxaanay xoguhu intaasi ku darayaan in go,aanka Taliyuhu uu La xidhiidho Muuqaal Baraha bulshada aad loogu baahiyay Muuqaalkaasi oo ku saab sanaa Hab dhaqan dhex maraayay Taliyaha iyo ilaaladda gaarka ah ee Madaxwaynaha Wakhti lagu gudo jiray Soo dhoweyntii madaxweynaha ee Magaalada Berbera

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker