Guddoomiye Ku xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiilada oo Shaqada u Fasaxay Xooghayihii Guud
Qoraalka uu soo saaray Guddoomiye kuxigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada Siciid Mire Giirre, ayaa waxa uu ku sheegay in Xoghayaha Guud ee Golahaas shaqadiisa sii wato, ka dib markii uu saacado ka hor uu shaqo ka joojin ku sameeyey Guddoomiye kuxigeenka Labaad ee Golahaas Cali Xaamud Jibriil