Jahawareer ka taagan dadaalka xabbad joojinta Qasa

Xabbad joojinta Qasa ee u dhaxaysa Israaโ€™iil iyo Xamaas ayaa ah mid aan cago badan ku taaganayn, tan iyo markii ay dhaqan gashay oo ahayd 19 Janaayo, iminkase waxay u egtahay mid kala daadan karta.

Talaadadii ayaa Raโ€™iisul wasaaraha Israaโ€™iil Benjamin Netanyahu wuxuu sheegay โ€œhaddii Xamaas aysan soo celin dadka nalaka haysto wixii loo gaaro duhurnimada Sabtida, xabbad joojintu way dhamaanaysaa, Israaโ€™iilna waxay sii wadaysaa dagaal xoog lehโ€.

Dhexdhexaadiyeyaal ka socda Masar iyo Qadar ayaa BBC u sheegay in ay sii kordhiyeen isku daygooda diblomaasiyadeed ee ay ku badbaadinayaan xabbad joojinta.

Wafdi ka socda Xamaas ayaa iyagana gaaray Qaahira si looga wada xaajoodo xiisaddan cusub.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker