Madaxweynaha Somaliland oo Magacabay Masuuliyiinta Hay’adda Wadooyinka

๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 22/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-046 /012025 uu ku magacaabay Masuulyiinta Hayโ€™adda Horumarinta Waddooyinka

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ:Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ญ๐ข๐ฑ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ:Ahmiyadda ay Hayโ€™adda Horumarinta Waddooyinku u leedahay dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo horumarka dalka.

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda;

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐ง๐œ๐š๐ฒ: In ay hanan karaan masโ€™uuliyadaha ka dhalanaya xilalkan hoos ku xusan;

๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ: La-tashi;

๐–๐š๐ฑ๐š ๐š๐š๐ง ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š;

1. In Maxamed Faarax Cabdi Nuur uu ahaado Maareeyaha Hayโ€™adda Horumarinta Waddooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland.

2. In Maxamed Cabdalle Xuseen Xasan ahaado Maareeye Ku-xigeenka Hayโ€™adda Horumarinta Waddooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland.

๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ต
_______________________________________
๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ (๐—–๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ผ)
๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ต๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker