Barlamanka Somaliya oo Fasax La Galiyaay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku wargeliyay Xildhibaanadda in si rasmi ah loo xidhay kalfadhigii shanaad ee Golaha Shacabka.