Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliland oo Is casilay
Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Yusuf Maxamed Cabdi , iminkana ka tirsanaa komishanka Tacliinta sare ayaa iska casilay Xubintii komishanka, Xubtintii golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo guud ahaan kamid ahaanshihii Xisbigaasi.
Waxuu ku dhawaaqey inuu dhisi doono Musharrax Cirro.