Siyaasiga Boos Misre ayaa iska Casilay Xisbiga Kulmiye
Boos Mire Maxamed Wasiirkii hore ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa saaka iska casilay Kulmiye waxaanu ku biiray Waddani.
Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga ayaa soo dhawayn u sameeyay siyaasigan saamaynta ku leh deeganadisa iyo Xisbiga uu ka baxay.