Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka

Madaxweynaha Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyadda kullan kula yeeshay xubnaha Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Ujeedada Kullanka ayaa ahayd sidii loo dardar gelin lahaa habsimi u socodka arrimaha doorashooyinka fooda inagu soo haya.

xubnaha guddiga doorashooyinka ayaa dhankooda madaxweynaha Qaranka uga xog-waramay sida ay ugu diyaar garoobayaan guddi ahaan qabsoomida doorashada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker