Kulmiyow Dadka Berbera Iyo Sheekh Isugu soo Baxay Maaha Safaari ee Waa dadkaygii Oo cadhaysan” Rooda Cabdi Muuse
Kulmiyow Dadka Berbera Iyo Sheekh Isugu soo Baxay Maaha Safaari ee Waa dadkaygii Oo cadhaysan”
Rooda Cabdi Muuse
“Qoladan xafladaha kulmiye safka hore camiraa .markuu odaygu baxaayo na kabaha kaga tuntaa waxay ku dhaheen muse dadkan shiikh iyo berbera marayaa waa
Safaari. Safaari maaha waa dadkaygii oo xanaaqsan” Rooda Cabdi Muuse