Isbahaysuga waddani iyo Kaah oo Qorshe Cusub soo Bandhigay

Xisbiga WADDANI iyo Ururka KAAH ayaa maanta isla qaatey qorshe cusub oo ay dadka reer Somaliland ee gobalada dalka ku kala nool ay ku soo wacyi gelin doonan

Waxaa la isla qaatay in Xisbiga WADDANI iyo Urur siyaasadeedka KAAH u kala baxaan gobalada bariga Somaliland iyo Gobalada Galbeedka .

Xisbiga WADDANI waxaa uu safar ugu bixi doonaa gobalada Galbeedka Somaliland

Ururka KAAH ayaa isaguna safar ugu bixi doona Gobalada Bariga Somaliland .

Sidaas waxaa warbaahinta u sheegay Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi CIRRO .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker